top of page
Warar


Dowladdda federaalka oo ku baaqday in la joojiyo colaadaaha ka jira gobollada dalka
Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo dhammaan colaadaha ka dhex ololsan beelo walaaalaha oo...
Hussein Mohamed
Dec 28, 20241 min read
0 views
0 comments


RW Xamze oo isku shandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada
Raysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa sameeyay isku shaandheyn kooban iyada oo uu xilka waayay wasiirkii...
Hussein Mohamed
Dec 22, 20241 min read
0 views
0 comments


Meydka Sheikh Muse Cade oo maanta la keenayo Muqdisho
Alle ha u naxariistee meydka Sheekh Muuse Sheekh Nuur oo loo yaqaanay Sheekh Muuse Cade ayaa maanta la keenaya magaalada Muqdisho. Sheekh...
Hussein Mohamed
Dec 22, 20241 min read
3 views
0 comments
Duqa cusub ee Muqdisho oo xilka la wareegay
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay xilka kala wareegay...
Hussein Mohamed
Dec 18, 20241 min read
2 views
0 comments


XUKUUMADDA DFS OO MAGACAWDAY GUDDIGA LAGU MURANSAN YAHAY EE DOORASHOOYINKA IYO SOOHDIMAHA
MUQDISHO, (DMNTVONLINE) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa shaaciyey liiska...
DMNTV Online
Nov 27, 20241 min read
32 views
0 comments


SHAQAAQOOYIN KA DHACAY CEERIGAABO OO AY KU NAFWEEYEEN DAD SHACAB U BADAN
Ceerigaabo, (DMNTVLONE) - Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxaa maanta ka dhacay rabshado gacan ka hadal wata oo dhaliyey...
DMNTV Online
Nov 26, 20241 min read
12 views
0 comments


GOLAHA WASIIRRADA DFS OO SOO SAARAY QARAAR FARAYA DACWAD LIDDI KU AH HOGGAANKA JUBBALAND
Muqdisho, (DMNTVONLINE) - Golaha Wasiirrada DFS oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa tilmaamay inay sharcidarro tahay dhammaan...
DMNTV Online
Nov 26, 20241 min read
18 views
0 comments


GOLAHA WASIIRRADA DFS OO SOO SAARAY QARAAR FARAYA DACWAD LIDDI KU AH HOGGAANKA JUBBALAND
Muqdisho, (DMNTVONLINE) - Â Golaha Wasiirrada DFS oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa tilmaamay inay sharcidarro tahay dhammaan...
DMNTV Online
Nov 25, 20241 min read
1 view
0 comments


CIIDANKA JUBBALAND OO LAGU WEERARAY RAASKAMBOONI
Kismaayo, (DMNTVONLINE) - Ciidamada maamulka Jubbaland oo farriisin ku lahaa magaalada Raaskamboni ee degmada Badhaadhe ayaa la kulmay...
DMNTV Online
Nov 25, 20241 min read
0 views
0 comments
bottom of page