redirect website
top of page
  • Telegram
  • TikTok
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube

Dowladdda federaalka oo ku baaqday in la joojiyo colaadaaha ka jira gobollada dalka

  • Writer: Hussein Mohamed
    Hussein Mohamed
  • Dec 28, 2024
  • 1 min read

Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo dhammaan colaadaha ka dhex ololsan beelo walaaalaha oo ku dagaalamaya qeybo kamid ah gobollada dalka.


War saxaafadeed kasoo baxay wasaarada ayaa sido kale loogu baaqay maamullada,waxgaradka iyo culimada in ay ka qeyb qaataan xallinta collaadaha.



Dhinaca kale,maanta ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday dagaal deegaanka Jicbuur ee gobolka Mudug ku dhexmaray laba beel oo halkaasi wada degga.


Dagaalka oo beryahan taagnaa ayaa ka dhashay Muran dhinaca dhulka ah.

Recent Posts

See All

Comentários


SUBSCRIBE

Sign me up! I’d like to receive news and updates.

Thanks for submitting!

© 2024 DMN TV Online

bottom of page